Posts

Maxay noqon kartaa kabixitaanka Shabaab ay ka baxeen Magaalada Mogadisho.

Dad badan ayaa ay fajiciso iyo amakaag ku noqotay ka dib saaka markii ay ku waabariistaan iyadoo Shabaabkii ay faarujiyeen Gobihii ay ka joogeen Magaalada Mogadisho. Inkastoo aan la ogayn sababta rasmiga ah ee keentay in Shabaab ka baxaan Magaalada Xamar ayaa hadana waxaa la saadalinayaa in ay jiraan dhowr arimood oo u saamixi waayay hogaanka Shabaab in ay sii joogaan Magaalada. Muddo labo sano iyo bar ayaa laga jogaa xiligii Magaalada Mogadisho ay inteeda badan gacanta ku wada dhigeen, waxaanse la ogayn in faarujintaan ay tahay kama dambays ama taatiko Military sid uu sheegayba Afhayeenka Shabaabka ee Cali dheere. Balse dad badan waxaa ay isla dhax marayaan in hogaanka Shabaabka aan sidi hore ahayn iyadoo soo wajahday culays dhinacayo badan uga imaanaaya. Mida kowaad waxaa xaqiiqo ah in taageeridii dhinca Moral-ka ay ka heli jireen Urur waynaha ALqacida ay meesha ka baxday ka dib Dilkii Osama ee May 2-deeda lugu dilay Magaalo Abottobad ee Dalkaas Pakistan. Arintan ayaa ku riday Shab...

NORWAY CONSERVATISM: WOULD YOU WANT YOUR DOUGTER TO MARRY A SICILIAN?

It is literally perfect to assume that the Norway shooting spree on July 2011 did not come by chance, as Europe has been experiencing a wave of loathing for the last ten years throughout the continent. The number of individuals who excessively obsess xenophobic as well as Islamphobic expressions was significantly increased in European metropolitan cities since 9/11 and, as a result, conservatism has grabbed some attention since then. . Indeed, the action by Anders Behring Breivik has translated the inner ambition of conservative individuals into a real political manifestation. The rise of right-wing politics in western countries is becoming clearer as they are winning too many seats in Parliamentary elections as compared to the 1990s. The racist and nationalistic elements, who advocate far more restrictions on immigration policies, have retained wide sympathizers from Ireland to Italy and from Italy to Norway. In Austria, Belgium, Denmark, Italy and France, hard right-wing and a...

Current politics of Korean-Peninsula and the Chinese Dilemma

Although China’s strategic position in the region is still on its track of conventionality yet the zero-sum game politics of Korean-peninsula would likely be shifted into a new direction of a new adopted policy. China has opened up its markets rightly opposite on its ideological foundation and adopted what some analysts call as a State-run-Capitalism. On the other hand, North Korea even further closed tightly its doors and stands quite opposite on the direction of China. But America and it’s traditionally ally in the region South Korea, stand somewhere in between them watching and thinking properly of how and where to push the pendulum. If America and South Korea keep preserving their existing policy of isolating North Korea and refusing to resume the six-talks unless and until North Korea officially acknowledges the Yeonpyeong incidents ; what effort China would have to adopt as to balance its Strategic interest in region as well as that of globally economic interest. Would China pre...

Prime Minister of Somalia’s statement at the UN Security Council Meeting on Somalia – Wednesday 11 May 2011

   Mr. President, Distinguished Ambassadors, It gives me a great pleasure to appear before the Security Council today for a third time since I took office November   last   year.   During   my   last   two appearances, I have reported to you the achievements made by the Transitional Federal Institutions, the challenges we face and the way forward.   I am delighted to continue that trend and once more provide you the latest updates and the challenges we face at this critical time. I am also, however, here to listen to the constructive views of the UN Security Council members on how we can make progress beyond the Transition phase ending in August this year. As I previously mentioned in January and in March, my government’s five main priorities have been improving security, enhancing reconciliation, completing the transitional tasks   (including the completion of our constitutional process), addressing humanitarian crisis, and promoting ...

How the two Sharifs did contempt their colleagues on Kampala Accord

Of course, no utopian perspective can be expected from the allegedly Kampala accord but yet; the circumstances do change along with the clouds - what is impressive today might be disgusting tomorrow and vise-verse. The Kampala meeting between the imperfect leaders suspended not only the legitimate and capable prime minister but also omitted Somalia from the orbit of political sovereignty and handed over that sovereignty to super-national individuals. Article “n” of the draft presumably deleted Somali Sovereignty and disrespected Somalis dignity, (Get access it here: http://unpos.unmissions.org/Portals/UNPOS/Repository%20UNPOS/110609%20-%20Kampala%20Accord%20(signed).pdf ) Moreover, the draft document completely have no significance for Somali people, Somali dignity as well as Somali territory. It is safe to assume that the two Sharifs are leaders just for themselves without giving priority to their larger circles and even to their close friends who are in their respective institutions...

FARMAAJO OO WALAAC SIYAASADEED LA SOO DARISTAY!

Ra’isul wasaaraha DFK mudane Cabdullahi Farmaajo ayaa si toos ah ugu soo biiray khilaafka labada mas’uul ee Shariif Xasan Sheekh Adan iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Farmaajo oo markiisi hore uu khilaafka uga jiray si waafaqsan shurucda dowladaha ayaa hadda si shakhsiyan ah ugu lugta yeeshay iyadoo arintaan si toos ah looga dheexan karo hadalkii maanta uu saxaafadda ugu sheegay Magaalada Mogadisho. Ra’isul wasaare Farmaajo ayaa markiisii hore ku dadaali jiray in uusan ka weecan nidaamka diplomaasiyadeed ee lagu maamulo dowladaha marka ay is qabtaan qaybaha kala duwan ee dowladda sida Fulinta, Sharci dajinta iyo Garsoorka. Ka dib markii labada Gole ee Fulinta iyo Sharci dajinta ay isku qabteen arimo ku qotoma xeer hoosaadka Barlamaanka ayaa farmaajo in muddo ah wuxuu waday olole ah in loo xaliyo is afgaran-waaga si waafaqsan sharciyada guud ee dowladuhu ku dhaqmaan taas oo uu u arkaayay in ay munaasab tahay lana baro Somalida, maadama ay xukumadiisu ku faanto in ay xukumadihi hore a...

Xasuusta Maamulkii RRA

Ka dib burburkii dowladii Militariga dalka ka talin jirtay 1969 ilaa 1991, ayaa wadanka waxaa ku habsaday fowdo iyo nidaam la’aan aad u baahsan oo saameeyay dhamaan qaybaha kala duwan ee nolosha Somaliyeed. Waxaa sido kale dowladaas ka dib hanaqaaday kooxo iyo ururo sheegta in ay badbaadinayaan dalka kana shaqaynayaan arimaha bulsho waynta Soomaaliyeed balse aan guulo badan soo hooyin iyagoo ku dhamaada   fashil iyo burbur dhexdooda ku yimaada. Ururada dalka ka aasaasmay ayaa waxaa ka mid ahaa Ururkii ugu caansanaa ee mudooyinkaan oo ah ururka RRA.    RRA oo Micnaheedo yahay afka qalaad (Rahanwien Resistance Army) Ururka iska caabinta Raxawayn, ayaa ah Urur ka soo baxay Koonfur Galbeed Soomaliya. RRA waxaa lagu Aasaasay shir lagu qabtay 13-kii Octobar 1995, Jhaffay oo ah meel kaga beegan Magaalada Baydhabo dhinaca Galbed. Col. Xasan Maxamed Nur “Shaatigaduudna” loo doortey Godoomiye. Sababta loo aasasay waxay ahayd in uu tababaro Military u fidiyo dhalinta Goboll...