Posts

Realizing dreams against all odds!

By January 27, 2015, a very relative few people knew Mohamed A. Ibrahim (Farkeeti); the outgoing Finance Minister. He was not well known in the circle of Somalia politics until Prime Minister Omar Abdirashid assigned him to lead the country’s economic institutions and to envision reform policies that drive financial institutions into more transparency, accountability and further improve the government’s capacity to increase domestic revenue – one of the most challenging areas to reform. Today, he is regarded as a reformist, an orator, humble and a friendly economist who embarked policies that helped drive the country’s economic institutions into more progressive ways of development, and drastically changed the traditional way of business process into an automated model. His policies further helped strengthen the country’s effort to restore ties with International Financial Institutions (IFIs). Notwithstanding, Somalia governance institutions still remain substantially weak despi

Dhagayso Warbixin ka hadlaysa heshiis Dayn Cafin ah IMF iyo Soomaaliya ay wada gaareen

Clip-ka hoose waxaad ku maqlaysaa heshiis dayn cafin ah oo IMF iyo Soomaaliya ay wada gaareen. Heshiika waxaa lagu soo gabo-gabeeyay Nairobi, Kenya 5ta April, 2016. Waxaana ka qayb-galay wafdi uu hogaaminaayay Wasiirka Maaliyadda Mudane Maxamed Adan Ibraahim. Dhagaysi wacan:  "Didiinglay dhamaateih"

Shir ay isugu yimaadeen Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labada Madaxwayne ee Koonfur Galbeed iyo Jubba Land

Image
Shir ka dhacay Xaruunta Guddoonka Golaha Shacabka ee Villa Hargaysa; 6dii Febraayo, 2015 ayaa waxaa ka soo qayb-galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Shariif Xasan Sheekh Adan, Hogaamiyaha Maamulka Kumeel Gaarka (KMG) ah ee Jubba Land Mudane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyo sidoo kale Xildhibaanno ka soo jeeda degeennada ay ka arramiyaan labada Maamul. Shirkaan oo u jeedadiisu ahayd kala warqaadasho iyo ka warbixin halka ay wax marayaan ayaa waxaa ugu horayn warbixin dhiibay Hogaamiyaha Maamulka KMG ee Jubba Land isagoo xaqiijiyay in Maamulkiisu uu san ku dhisnayn xaq iyo Cadaalad sidaas darteedna loo baahnyahay in wixii hadda ka dambeeya lagu shaqeeyo sidii cadaaladda iyo xaqa loo simi lahaa oo cid walba oo ka soo jeedda Degaannadaas ay xaqqooda uga heli lahaayeen Maamulka uu hogaamiyo. Warbixintiisa ka dib ayaa waxaa fekrado ka dhiibtay kulanka Xildhibaanada Qaranka ee ka soo jeeda de

How Sharmarke Can Salvage Vision 2016

Image
How Sharmarke Can Salvage Vision 2016 " Didiinglay dhamaateih"

Heshiis Awood Qaybsi ah oo lagu dhaameystirayo mamulka ku meel Gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya

Image
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA Heshiis Awood Qaybsi ah oo lagu dhaameystirayo mamulka ku meel Gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Taariikh: 15 December, 2014 Goobta : Madaxtooyada Maamul Goboleedka 6da, Baydhabo Ayadoo laga ambaqaadayo heshiiskii lagu soo gaaarey Magaalada Muqdishu ee Ku taariikheysnaa 29kii November, 2014, heshiis kaas oo ku saabsanaa xal u helida arrimaha koonfur-galbeed Soomaaliya oo ayna gar wadeen ka yihiin Xildhibaanada qaranka, kaas oo u dhexeeyey Xildhibaanada Qaranka iyo Madaxweyne Shariif Xassan Sheikh Adan. Wadatashiyo iyo wadaxaajood u dhexeeyey dhamaan dhinacyada arrinta quseyso oo ay ku jireen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya kadib, Xildhimaanadii Qaranka u xilsaarnaa dib u heshiisiinta iyo dhameystirka maamulka KGS, waxay yimaadeen Magaalada Baydhabo, December 11, 2014. Wada xaajood siyaasadeed oo socdey muddo Saddx Cisho ah oo u dhexeeyey Xildhibaanada Qaranka iyo Odayaasha Dhaqanka Koonfur Gaalbeed 6, ayaa w

Is the US overseeing torture in Somalia? - video

Image
This video explores whether CIA in cooperation with Somali Security Forces committed torture or other inhuman actions in their pursuit of Al-Shabab Alqaeda in Somalia. Jamal Osman, the reporter says Western Foreign Policy is shaping Somali's future politics!! Source: Channel 4 "Didiinglay dhamaateih"