Posts

Showing posts from April, 2011

AQOONYAHANNAD KOONFUR GALBEED SOMALIYA OO RADIYAY MAAMULKA PROF. GAANDI

 Waxaa markale nasiib darro ah in maantay  ay dhacdo qof Proff. Sheeganaayo in uu qaato magac horay u jiray oo dad gaar ah ay lahayeen. Magacaan  “ AZANIA” waxaa baaritaan ku sameeyay soona jeediyay Prof.Mohamed Haji Mukhtar isagaoo waliba ku shaaciyay dhamaan warbaahinta Soomaliyeed islamarkaasna ku soo bandhigay khudbadooyin dhowr ah.  Qof alaale qofkii danaynaya arinkaan wuxuu ka daalac karaa linkagaan: http://www.baidoanews.com/view.php?id=5968 . Aqoonyahannada DM ee kunool dunida dacladeeda gaar ahaan kuwooda Pakistan waxay si xoog leh u dhalacaynayaan talaabadii laab lakac ahayd ee uu ku dhaqaaqay Prof. Gaandi  31-kii Marso 2011 taasoo ahayd in uu sheegto meel uusan raad iyo taariikh midna  kulahayn. Sida taariikhda ku cad Gobolladaan wixii ka horeeyay 1974 ma jirin qof ka mid ah qofka hadda samaysanaya maamul dhalanteed ah, waxaana xaqiiq ah in Bulshadaas ay ku yimaadeen Gobolladan olalihii dib-udajinta ee Dowladii Siyaad Barre mana ahayn olole loo dhan yahay oo Bulshada dega

Dood Cilmiyeed Arday Jamacadaha karachi Vs Dr. Khaliif Bile - 1

"Didiinglay dhamaateih"