Shirkii Digil iyo Mirifle ee USA

Filmkaan waxuu ka turjumayaa xaqiiqda ay u samaysantahay Bulshadan Digil iyo Mirifle. Hadaad daawato waxaad arki doontaa sida ay u soo dhawaynayaan Soomaalida kale iyaga ku dhex nool lakin aan dhalasho ahaan ku jirin Raxanwayn. "QARAANKA NIILY DHIIBY MAAY" Waxaa nala gudboon hadaan nahay Aqoonyahannada Raxanwayn in aan tusno Bulshadeena in ay wax qabsan karaan si madax banaan lagana gudbo kelmaadaas aan meesha ku qoray.

Comments

Popular posts from this blog

MAXAAD KA TAQAANAA SYL IYO AAS AASKEEDA QOFKA LAHAA"C/QADIR SHEEKH SAQAAWUDIIN

Xasuusta Maamulkii RRA