Dhagayso Warbixin ka hadlaysa heshiis Dayn Cafin ah IMF iyo Soomaaliya ay wada gaareen
Clip-ka hoose waxaad ku maqlaysaa heshiis dayn cafin ah oo IMF iyo Soomaaliya ay wada gaareen.
Heshiika waxaa lagu soo gabo-gabeeyay Nairobi, Kenya 5ta April, 2016. Waxaana ka qayb-galay wafdi uu hogaaminaayay Wasiirka Maaliyadda Mudane Maxamed Adan Ibraahim.
Dhagaysi wacan:
"Didiinglay dhamaateih"
Comments
Post a Comment