"Lang meel mogdi e Bil day isku ky fiiry may isky arighee"
Prof. Mukhtar H. Mohamed oo ka hadlaya tariikhda Soomaliya
Get link
Facebook
X
Pinterest
Email
Other Apps
Midkaan waxuu uga hadlayaa Burburkii Soomaaliya goormuu soo bilawday sideese ku soo bilawday. Cashar wanaagsan oo taariikhdeena ku saabsan kaas oo aan laga hadlin muddo ku siman 40-sano
Shir ka dhacay Xaruunta Guddoonka Golaha Shacabka ee Villa Hargaysa; 6dii Febraayo, 2015 ayaa waxaa ka soo qayb-galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Shariif Xasan Sheekh Adan, Hogaamiyaha Maamulka Kumeel Gaarka (KMG) ah ee Jubba Land Mudane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyo sidoo kale Xildhibaanno ka soo jeeda degeennada ay ka arramiyaan labada Maamul. Shirkaan oo u jeedadiisu ahayd kala warqaadasho iyo ka warbixin halka ay wax marayaan ayaa waxaa ugu horayn warbixin dhiibay Hogaamiyaha Maamulka KMG ee Jubba Land isagoo xaqiijiyay in Maamulkiisu uu san ku dhisnayn xaq iyo Cadaalad sidaas darteedna loo baahnyahay in wixii hadda ka dambeeya lagu shaqeeyo sidii cadaaladda iyo xaqa loo simi lahaa oo cid walba oo ka soo jeedda Degaannadaas ay xaqqooda uga heli lahaayeen Maamulka uu hogaamiyo. Warbixintiisa ka dib ayaa waxaa fekrado ka dhiibtay kulanka Xildhibaanada Qaranka ee ka soo jeeda de...
Comments
Post a Comment